Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Al Shabaab oo bogaadiyay Weeraradii lagu difaacayay Nabiga SCW ee ka dhacay Faransiiska [Bayaan].

Bayaan kasoo baxay hoggaanka sare ee Xarakat Ash-Shabaab Al-mujaahidiin ayaa lagu bogaadinayo Camaliyaadka halyeynimo ee lagu difaacayo Sharafka Nabi Muxamd SCW.

Bayaanka kasoo baxay Al Shabaab oo ku qornaa luqadaha Carabiga iyo English-ka ayaa si aad ah uga hadlay waajibnimada difaaca nabiga SCW.

Waxay mahad oo dhan u sugnaatay Allihii koonkaan abuuray ee Kitaabkiisa Ku yiri:
إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ﴿56﴾ إِنَّ الَّذِينَ يُؤْذُونَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ لَعَنَهُمُ اللَّهُ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ وَأَعَدَّ لَهُمْ عَذَابًا مُهِينًا ﴿57﴾

Allaah ha sharfo Umada u qiiroonaysa Nabigeeda SCW, Allaah ha sharfo kuwa difaacaya midka loo soo saaray in uu naxariis u noqdo dhammaan Nabigeena Muxamad SCW, kuwaas sharafta badan ee qeybta libaax ka qaatay difaaca Nabi Muxamad SCW waxaa hormuud u ah halyeeyadii fuliyay Camaliyaadkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Faransiiska, kuwaas oo quluubta Muslimiinta ku kiciyay qiirada, laabohoodana ku shaafiyay sida ay madaxyada uga gureen kuwii aflagaadeeyay Rasuulka SCW.

Allaah kheyr haku abaal mariyo, halyeeyadaas waxay qaateen manhajka Qur’aanka, waxayna raaceen dhabihii saxaabada ay mariyeen kuwii ku xadgudbay diinteena melna uga dhacay sharafkii Nabigeena Muxamad SCW, Allaah wuxuu yiri:

وَإِنْ نَكَثُوا أَيْمَانَهُمْ مِنْ بَعْدِ عَهْدِهِمْ وَطَعَنُوا فِي دِينِكُمْ فَقَاتِلُوا أَئِمَّةَ الْكُفْرِ ۙ إِنَّهُمْ لَا أَيْمَانَ لَهُمْ لَعَلَّهُمْ يَنْتَهُونَ ﴿12﴾
أَلَا تُقَاتِلُونَ قَوْمًا نَكَثُوا أَيْمَانَهُمْ وَهَمُّوا بِإِخْرَاجِ الرَّسُولِ وَهُمْ بَدَءُوكُمْ أَوَّلَ مَرَّةٍ ۚ أَتَخْشَوْنَهُمْ ۚ فَاللَّهُ أَحَقُّ أَنْ تَخْشَوْهُ إِنْ كُنْتُمْ مُؤْمِنِينَ ﴿13
Sidaas darted waxaan kula dardaarmeynaa Umada Muslimiinta in ay kudaysadaan oo ay raacaan raadkii saxaabadii Nabiga SCW ku difaacay seeffo, warmo, xujo iyo caddayn, sidoo kale waxaan kula dardaarmeynaa in ay ku daysadaan walaalohooda iyo ubadkoodii halyeyada ahaa, sida labadii walaal ee Saciid iyo shariif Kawaashi iyo Cabdallaah Ash-shiishaani iyo Ibraahiim At-tuunusi iyo Muxamad Al-Baakistaani, iyo kuwa lamidka ah ee kamidka ah ciidanka Allaah ee qarsoon, dhamaantood Allah ha u naxariisto.
Umadeenana si yaqiin ah ha u ogaato in dagaalka ka dhanka ah Muslimiinta maanta in uusan beegsaneynin koox “argagixiso ah” ama axsaab “xag jir ah” sida ay gaaladu ku andacoonayaan, laakiin waa dagaal ka dhan ah Islaamka iyo Muslimiinta, waa dagaal u dhexeeya iimaanka iyo gaalnimada, shareecada iyo calmaaniyada, waa dagaal u dhexeeya dadka raacsan Nabi Muxamad SCW iyo kuwo raacsan Kacab ibnul Ashraf-kii Yuhuudiga aha. mana ahan halkudhigyada xoriyada iyo libraaliyada ay gaaladu sheegaynayso wax aan ka ahayn halku dhegyo lagu hoos qarinayo qorshayaasha saliibiyiinta ee qurunka ah, sidaas daraadeed Muslimiintu yeysan ku dagmin iidheyadaas been abuurka ah iyo marmarsiyahooda beenta ah, si qotta-dheerna ha u dhuuxaan hadlka Allah ee ah:
كَيْفَ وَإِنْ يَظْهَرُوا عَلَيْكُمْ لَا يَرْقُبُوا فِيكُمْ إِلًّا وَلَا ذِمَّةً ۚ يُرْضُونَكُمْ بِأَفْوَاهِهِمْ وَتَأْبَىٰ قُلُوبُهُمْ وَأَكْثَرُهُمْ فَاسِقُونَ ﴿8﴾
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا بِطَانَةً مِنْ دُونِكُمْ لَا يَأْلُونَكُمْ خَبَالًا وَدُّوا مَا عَنِتُّمْ قَدْ بَدَتِ الْبَغْضَاءُ مِنْ أَفْوَاهِهِمْ وَمَا تُخْفِي صُدُورُهُمْ أَكْبَرُ ۚ قَدْ بَيَّنَّا لَكُمُ الْآيَاتِ ۖ إِنْ كُنْتُمْ تَعْقِلُونَ ﴿118﴾ هَا أَنْتُمْ أُولَاءِ تُحِبُّونَهُمْ وَلَا يُحِبُّونَكُمْ وَتُؤْمِنُونَ بِالْكِتَابِ كُلِّهِ وَإِذَا لَقُوكُمْ قَالُوا آمَنَّا وَإِذَا خَلَوْا عَضُّوا عَلَيْكُمُ الْأَنَامِلَ مِنَ الْغَيْظِ ۚ قُلْ مُوتُوا بِغَيْظِكُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ بِذَاتِ الصُّدُورِ ﴿119﴾ إِنْ تَمْسَسْكُمْ حَسَنَةٌ تَسُؤْهُمْ وَإِنْ تُصِبْكُمْ سَيِّئَةٌ يَفْرَحُوا بِهَا ۖ وَإِنْ تَصْبِرُوا وَتَتَّقُوا لَا يَضُرُّكُمْ كَيْدُهُمْ شَيْئًا ۗ إِنَّ اللَّهَ بِمَا يَعْمَلُونَ مُحِيطٌ ﴿120﴾
Ugu dambeyntii Faransiiska waxaan ku leenahay iyo dhammaan saliibiyiinta wixii uu ku yiri shahiidkii islaamka sheikh Usaama Bin Laadin Allaah ha u naxariistee.
“Hadii xuriyada hadalkiinu aysan wax xuduuda ah oo celiya lahayn, idinkuna u dulqaata xoriyada ficiladeena”
والسلام على من اتبع الهدى
والله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين ولكن المنافقين لا يعلمون.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*