isu soo bax Balaaran oo lagu difaacayay Nabi Muxamad (SCW) ayaa ayaa ka dhacay Magaalada Jilib ee Wilaayada Jubbooyinka kana mid ah dhulka ay ka taliso Xarakada SHababaul Mujaahidiin oo Maamusho dhul baarlan ooka tirsanDalka Soomaaliya.
dadka waxaa ka soo dhex muuqday Saraakiil ka tirsan Xarakada Alshabaab oo uu ugu horeeyo waaliga Jubbooyinka Sheekh Maxamad Abuu Cabdalla waxaanuu dadka ku booriyay in ay hubkooda qaataan oo ay u aar gudaan Nabi (SCW) oo shsiheeyehu uu caadeystay in uu ku xad gudbo.
Indheer garad, dhalinyaro iyo haween intuba way ka hadleen goobta waxayna sheegeen in ay ka go’an tahayin ay u hiiliyaan Nabi Muxamad (SCW)
Idaacadda ku hadahsa Afka Xarakada Shababaul Mujaahdiin ee Al-andalus ayaa diyaarisay Barnaamij Xiiso leh oo ku saabsan isu soo baxay ka dhacay Fagaaraha Macalin Aadan Xaashi Ceurow ee Magaalada Jlib
Halkaan ka dhegeyso Barnaamij Difaaca Nabiga SCW