Bulshada ku dhaqan Magaalada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud ayaa muujiiyay sida ay uga careysan yihiin Aflagaadadii Faransiisku u geystay Nabi Muxamad (SCW),
Bulshada waxay sheegeen in ay ka go’an tahay in ay difaacaan Nabiga (SCW) oo ay ka go’an tahay in ay naftooda u huraan isla markaana ay qaadayaan tlaabao faransiiska ka dhan ah..
Waaliga Wilayaada Galgauud, sheekh Cabdullaahi Abuu Qaalid, Ugaasak Murase Cabdullaahi Daahir Axmad Sheekh Cabdi weli Cabduulaahi Muudey, Abwaano, dhalinyaro iyo arday ayaa goobta ka hadlay.
Halkaan ka dhegeyso isu so baxa ceelbuur
Xigashada Codka Idaacadda Alshabaab ee Al-andalus