Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso isu soo bax lagu difaacayay Nabi Muxamad oo ka dhacay Aadan yabaal

qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magaalada Aadan Yabaal ee Gobalka Shabelehaa dhexe ayaa isugu soo baxay gudaha Fagaare halkaa ku yaalla waxayna Muujiyeen sida ay uga xun yihiin Gefkii Dowladda Faransiisku u geysatay Nabi Muxamad (SCW).

Odayaasha dhaqan ee Gobalka iyo kuwa degmada Abwaano, iyo waaliga Gobalka Shabeelaha dhexe Sheekh Cabbaas Abuu Muxamad ayaa goobta ka hadlay waxayna Muujiyeen sida ay uga careysan yihiin falalka foosha xun ee Faransiiska iyo xulufadiisa ka imaanaya.

intii isu soo baxu socday waxaa goobta lagu gubay Calanka Dowadda dulmileyda ah ee Faransiiska oo caadeysatay in ay u gefto Diinta Islaamka iyo ehelkeeda.

Halkaanka dhegeyso su soo baxa aadan yabaal.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*