Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso Natwo lagu qabtay shabeelaha hoose oo ciwaankeedu yahay la dagaalama gaalada inta arlada fidmo laga waynayo.

Natwo ay ka ay qaybteen qaar ka mid ah Culumada Diinta Islaamka lagu qabtay Gobalka Shabeelaha hoose.

Dad fara badan ayaa natwada ka faa’iideystay kuwuaasoo si wanagsan u dhuuxayay Muxaadooriynka Culumada.

Natwada ciwaankeedu wuxuu ahaa “la dagaalama gaalada inta arlada fidmo laga waynayo”.

Sheekh Cabdiraxmaan Firin oo ka mid ah Culumada Diinta Ilsaamka ayaa ka mid ahaa Culumada Natwada qabatay.

Halkaan ka dhegeyso Muxaadaro Sheekh Cabdiraxamaan Firin

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*