Wilaayada Ilsaamiga ah ee Jubooyinka ayaa daah furay Olole lagu baranayo farta carabiga tasoo Bulshadu ay baahi weyn u qabaan.
Munaasabad ka dhacday Magaalada Jilib ee Xarunta Wilaayada Islaamga ahe ee Jubooyinka ayaa laguĀ shaaciyay la dagaalanka qoris la’aanta Farta Carabiga.
Waaliga Jubooyinka Sheekh Muxamad Abuu Cabdalla ayaa ka mid ahaa dadkii goobta ka hadlay.
sidoo kale waxaa Munaasabadda lagu Casuumay Suldaan Cabdi-qani oo ah Gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka ee Jubooyinka.
Bulshada ku dhaqan Magaalada Jilib ayaa soo dhaweeyay Ololaahan waxayna sheegeen in ay ka go’an tahay in ay ka faa’iideystaan.