Mujaahidiinta AlQaacida ee ka dagaallama wadamada Maqribul Islaam ayaa yeeshey hogaamiye cusub oo bedela hogaamiyihii Faransiisku ku dilay wadanka Maali dhowr bilood ka hor Sheekh Abii Muscab Cabdil Waduud.
Kalimad uu jeedinayo hogaamiye lagu magacaabo Sheekh Quteyba Abuu Nucmaan Ash-Shanqiidhi ayuu ku sheegay in Mujaahidiintu yeesheen amiir cusub, kaas oo lagu magacaabo Yaziid bin Mibraak oo loo yaqaano Abuu Cubeyda Yuusuf AlCannaabi.
Halkaan ka hegeysoQaacidada-Maqribul-Islaam-Oo-yeelatay-AMIIR-cusub
Xigasho Radio Alfurqaan