Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso Nin qori Xaday oo Gacan laga gooyay

Ciidamada Amniga ee Gobalka Hiiraan ayaaa soo qabtya oo Xasbiga dhigay Nin Xaday qori kaara biin ah iyo tobaan xabo oo Rasaas ah.

Maxkamadda waxaa tegay Milkiilihii qoriga qaatay oo sheegay Nin Tuugu Gurigiisa u soo dhacay kadibna uu hubka u yiil qaatay.

Maxkamadda Shareecada Gobalka Hiiraan ayaa Tuuga ku xukuntay in laga jaro inta hore ama inta lulata ee gacanta midig.

Xukunka ayaa ka dhacay Fagaare ku yaala Gobalka Hiiraan waxaana si wey u soo dhaweeyay Bulshada Deegaanka oo aad uga soo horjeeda Falka Tuugnimada ah.

Qaaddi ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ku dhawaaqay Xukunka Gacan goynta ah.

Halkaan ka dhegeyso Codka qaadiga  Maxkamadda

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*