Xarakada ShababauL Mujaahidiin ayaa Maanta soo bandhigtay Meydadka Askar ka tirsanaa Dowladda Federaalka ah oo ay shalay ku laysay Deegaanak Bacaadweyne ee Gobalka Mudug.
ugu yaraan 53 askeri ayaa federaalka looga dilay dagaalka waxaana laga qabsaday lix gaari iyadoo mid kalena laga gubay waxaase la soo bandhigay sawirada Shan gaari oo qoryo ku rakiban yihiin.