Maamul Gobaleedka Puntland ayaa diiday in lacagta Canshuurta ah ee ka soo xaroota Dekadda Boosaaso uu Shilin Soomaali ku qaato asigoo dalbaday in doolar o keliya laga rabo Ganacsatadda.
taasi waxay keentay in ganacsatada Magaalooyinka qaarkood ka shakiyaan sii waaritaanka ama sii jiritaanka Shilin Soomaaliga ah ayna diidaan in ay ku ku gataan .
Arintaasu waxay dhalisay caro weyn iyo walaac dadka soo wajahay.
waxaa jira dad badan oo arintaan si dag uga hadlay iyagoo sheegay in Maamulku dhibaato ku hayo.