Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso Alsahabaab oo soo bandhigtay askar isu soo dhiibtay

7 asakri oo ka tirsanaa Maamulaada Shsheeyaha la shaqeeya ee Soomaalida ah ayaa isu dhiibay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

iyagoo la hadlayay Idaacadda Coda Alsahabaab ku hadasha ee Al’andalus ayay Muujiyeen sida ay uga xun yihiin shaqooyinkii ay soo qabteen.

waxay sheegeen in ay iminka diyaar u yihiin ay danahooda kala raacdaan dib dibna aanay ula shaqeyn Shisheeyhaa iyo inta u daacadda ah.

mudda dhowr iyo toban sano ah ALshababa waxaa isu soo dhiibayay askar badan oo shisheeyaha ka soo bar bar dagaalamay.

askartaas ayaa iminka qaarkood waxay ku nool yihiin Wilaayaadka Islaamiga ah iyagoo sheegaya ina y ka raysteen howshii hore ee ay ku jireen.

Halkaan ka dhegeyso Askar Alshabaab isu dhiibtay.

Xigashada Codka Idaacadda AL-andalus

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*