Waaliga Wiliyaada Jubooyinka Sheekh Muxamad Abuu Cabdalla iyo xubno kale ayaa dhawaan Booqashao ku tegay Isbitaalka Magaalada Saakoow ee Wilaayada.
Sheekh Abuu Cabdallaa ayaa la kulmay Maamulka Isbitaalka iyo dhibanayaasha iyo Eheelkooda asigoo u kuur galay sida Caafimaadka dhibanayaashu yahay.
wuxuu Bukaanada weydiiyay sida Xaaladoodu tahay sigoo Allaah uga rejeeyay in ay in uu caafimaadaan.
Waaliga ayaa Bukaanada Gudoonsiiyay lacag doolar ah iyadoo qaarkood la siiyay min boqol doolar halaa kuwa kaleana gudoonsiiyay min Konton doolar oo lacagta Maraykanka ah.
Dhibanayaasha ayaa Wilaayada uga mahad celiyay kaalmada ay soo gaarsiisay waxayna Muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin gurmadka laal soo gaarsiiyay.
Halkaan ka dhegeyso dadka lacagta la siiyay iyo ehelkooda oo hadlaya
XIGASHADA CODKA RADIO ALFURQAAN