Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

DEEGAAN HOOS TAGA AFMADOW OO SAKADA XOOLAAH LAGA QAYBIYAY.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo weli wada qaybinta Sakada Xoolaha nool iyadoo la siinayo Fukhurada iyo dadka Masaakiinta ah ayaa iminka xoolo ka qaybisay Deegaano hor leh.

Bulshada ku dhaqan Deegaanka Weeel maarow iyo kuwa kale oo toos taga degmada Afmadow  ayaa ka faa’iideystay Xoolahaaan ay Xarakadu bixineysay kuwaasoo laga qaaday dadka Sakadu ku waajibtay.

Xoolaha la bixiyay ayaa isugu jira Geel, Lo iyo Ari, waxaana ay ahaayeen xoolo badan  oo juhdi lagu bixiyaya soo aruurintooda.

Saraakiil ka titsan Wilaayada Jubooyinka ayaa dadka Tukhurada iyo Masaakiinta isugu jira Gacantooda ku hubsaday hoolaha.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*