Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

DAAWO; Filimka “Farmaajo: Ballanqaadyo Been Ah Iyo Himilo Halaanhal Ah.” Qaybtii 3-Aad

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay Xalqada Sadaxaad ee Filim Ciwaankiisu yahay Farmaajo Balan qaadyo Been ah iyo Himilo Halaanhal ah.
Qaybtaan waxaa si weyn loogu faaqidayaa Boobka Khayraadka Soomaaliya lagu hayo iyo sida Shisheeyuhu ugu soo guntaday Gumeysi Dhinaca Dhaqaalaha ah.

waxaa ka soo Muuqanaya Shisheeyaha iyo Siyaasiyiin ka Marqaati ka kacaya sida loogu tashaday in Soomaaliya Dhaqaalaheeda la Milkiyo oo lala baxo Shidaalka ku duugan.

waxaa Filimka ka soo muuqanaya Maraakiib Shisheeye oo Kalluun Fara badan ka guranaya Xeebaha Soomaaliya iyo Kalluumeysatada Soomaalida oo sheegaya in Shisheeyuhu u weerar ku haya oo soo xabadeynayo haddii ay badda u jillaabasho tagaan.

labadii qaybood ee Filimkaan oo lix Xal ka kooban  midda koowaad waxay ku saabsaneyd Doorashadii Famraajo iyo Khudbadihiisii Beerlaxawsiga ahaa kuna ekaa afka Baarkiisa

Tan labaad ayaa ku saabsaneyd  Tartanka loogu jiro qabsashada Soomaaliya iyadoo la muujiyay Shisheeyaha MAamulaha ilaha dhaqaalaha ee Soomaaliya sida Dekedaha oo kale.

Halkan Daawo Filimka Xalqadiisa 3-aad(Af-Soomaali).

Halkan Ka Degso Filimka Xalqadiisa 3-aad.(Af-somali).

Halkan Ka Daawo Filimka Xalqadiisa 3-aad.(Af-soomaali).

Halkan Ka Daawo Filimka Xalqadiisa 3-aad.(English)

Halkan Ka Degso Filimka Xalqadiisa 3-aad.(English)Facebook.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*