Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso Maxkamad Xukun Gacan goyn ah ku riday Nin Dukaan jabsaday

Maxkmada Islaamiga ahe e Gobalka Shabeelaha hoose ayaa Gacanta Midig a jirtay Nin Jabasaday Dukaan ku yaalla Deegaanka tirsan Gobalkaas Isla Markaana ka qaatay lacag ka badan Shan Milyan oo Shilin Soomaali ah iyo laba moobeyl.

Qaadiga Maxmakadda ayaa sheegay in Ninki Dukaanka lahaa soo dacweeyay ee kii Dukaanka jabsaday dabdeedna hantida ka qaatay.

Qaadiga ayaa Sheegay in eedeysanuhu qirtay Dembiga lagu s soo oogay oo ah in uu Shan Melyan ka badan  iyo laba Moobeyl qaatay, laakiin waxa uu Meesha ka saaray in lacag kale oo Dukaanlaha ka maqan uu asigu qaatay.

Qaadiga ayaa Sheegay in intaa kadib Maxkamddu go’aamisay in Dembiilaha Gacanta Midig la inteeda hore laga jaro Maadaama hantida uu qaaday buuxineyso Sharuuddii Xadka lagu oofi lahaa.

Halkana ka dhegeyso Codka Qaadiga ee Xukunaka

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*