Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Daawo;“Farmaajo: Ballanqaadyo Been Ah Iyo Himilo Halaanhal Ah.” Qaybtii 5aad.

Muuqaalladan taxanaha ah ay soo saartay Mu’assassada Al-Kataa’ib waxaa lagu falanqayn doonnaa xukuumada uu hogaamiyo Maxamad Cabdullaahi “Farmaajo” afartii sano ee lasoo dhaafay.

✨|| [ 05 ] CIIDANKA SOOMAALIYA ||

Inkastoo Mareykanka, Ingiriiska, Midowga Yurub iyo dowlado kale ay malaayiin doolar ku bixiyaan tababarrada iyo tabantaabada ciidanka Soomaaliyeed, ma laga yaabaa ciidankani inuu noqdo ciidan qaran mise weli waa mid la liicaya tayo xumadii daashatey muddada dheer? Xalaqadan waxaanu ku lafaguri doonnaa su’aasha ah: ciidankani ma yahay ciidan Soomaaliyeed ee danaynaya danta iyo danaha shacabka iyo qaranka Soomaaliyeed mise waa ciidan u taagan keliya u adeegidda danaha shisheeyaha iyo dowladaha reer galbeedka ee qalabeeya hadana maalgeliya?

Halkan Ka Daawo Filimka Xalqadiisa 5-aad.(Soomaaliga).

Halkan Ka Degso Filimka Xalqadiisa 5-aad.(Soomaaliga).

Halkan Daawo Filimka Xalqadiisa 5-aad.(Soomaaliga)Facebook.

Halkan Ka Daawo Filimka Xalqadiisa 5-aad(English)

Halkan Ka Degso Filimka Xalqadiisa 5-aad.(English)

Halkan Ka Daawo Filimka Xalqadiisa 5-aad.(English)Facebook.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*