Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Daawo“Farmaajo: Ballanqaadyo Been Ah Iyo Himilo Halaanhal Ah.”Qaybtii 6aad.

Muuqaalladan taxanaha ah ay soo saartay Mu’assassada Al-Kataa’ib waxaa lagu falanqayn doonnaa xukuumada uu hogaamiyo Maxamad Cabdullaahi “Farmaajo” afartii sano ee lasoo dhaafay.

✨|| [ 06 ] DOWLAD FASHILANTAY ||

Intii lagu gudajiray waxa loogu yeero ol’olaha doorashada, wuxuu madaxa xukuumadda riddada ah ee Farmaajo sheegay inuu la imaan doono isbeddel iyo maamul wanaag. Wuxuu ballan qaaday inuu soo celin doono haybaddii dalka Soomaaliyeed, yareyn doono ku tiirsanaanta ciidamada shisheeye, ka adkaan doono Al-Shabaab, hoos u dhigi doono heerka faqriga, ka hortagi doono amni darrada, xididahana u siibi doono musuq-maasuqa dalka hareeyey. Maanta oo la soo gaarey dhamaadkii muddo xileedkiisii, waxaa is weydiin mudan ma oofiyey Farmaajo ballanqaadyadiisii mise waxay noqdeen hal bacaad lagu lisay? Shacabka Soomaaliyeed ma yahay mid ku kalsoon xukuumadiisa iyo hay’adaheeda? Halkee ayay Soomaaliya ka taagantahay madasha siyaasadaha caalamka? Soomaaliya ma tahay dowlad xuduuddeeda ilaashan karta? Ma leedahay awood ay isaga difaacdo faragelinta dowladaha deriska ee doonaya inay dalka kala qaybiyaan dadkana kala qoqobaan?

FG-ah xalqada 6-aad waa xalqadii u dambeysay silsiladda muuqaalada  dokumentariga ah ee “Farmaajo” afartii sano ee lasoo dhaafay.

Halkan Ka Daawo Filimka Xalqadiisa 6-aad(Af-soomaali).

Halkan Ka Degso Filimka Xalqadiisa 6-aad.(Af-soomaaliga).

Halkan Ka Daawo Filimka Xalqadiisa 6-aad(Af-soomaali)Facebook.

Halkan Ka Daawo Filimka Xalqadiisa 6-aad.(English).

Halkan Ka Degso Filimka Xalqadiisa 6-aad.(English).

Halkan Ka Daawo Filimka Xalqadiisa 6-aad.(English)Facebook.

Dhamaad.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*