Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso; Xukuno isugu jiray gacan goyn iyo Xadu sino oo sadax ruux lagula fuliay Magaalada Jilib

Maxkamadda Islsaamiga  ee Wilaayada Jubbooyinka ayaa xukuno ku fulisay sadax ruux kuwaasoo eedo kala duwan loo soo jeediayay baaritaankadibna cadameymo lagu helay.

laba ruux oo nin iyo Haweenay kala ah oo Sino ku kacay ayaa mid waliba Xadka laga oofiyyay halka Nin tuug ahna gacanta laga jaray markii ay ka cadaatay in uu hanti badan qaatay.

dadweyne aad u fara badan ayaa isugu yimid fagaaraha Macalin Aadan Xaashi Ceyrow ee Magaalada Jilib si ay xukunada u daawadaan.

Midka mid ah qudaada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa goobta ka akhriyay Xukuna dadkaan lagu riday iyo waxa ay ku muteysteen

Halkaan dhegeyso cod dhegeyso Cod Qaadiga

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*