Muxaadaraad, Uncategorized, Wararka Gudaha

DHEGEYSO;-DHUUSO MARREEB OO QAMRIGA SIDA SHAAHA LOOGA GADO IYO AWAAMIIR AMNIGA LA XARIIRTA LAGU SOO ROGAY

Maamulka Galgmaudug ayaa soo saaray Awamiir badan oo Amniga la xariirta waxaana arintaas culeys u arka qaar badan oo ka mid ah dadka ku dhaqan Magaalada Dhuuso Mareeb ee Gobalka Galgaduud.

Amarada Maaamulku soo saaray waxaa ka mid ah in aan Magaalada lala mari karin hub aan ahayn kan Maamulku isticmaalayo iyo in la diiwaan gelinayo hubka iyo gaadiidka ay wataan dadka Madaxda ah.

 

sidoo kale waxaa ka mid ah in dadka Barakacayaasha ah iyo kuwa kale ee Magaalada Degan iyagana la diiwaan gelinayo gurigii laga shakiyana la baarayo.

haweenka shaaha iibiya qaarkood ayaa laga bur buinayaa goobaha ay shaaha ku iibiyaan sababtoo ah maamulka ayaa ka cabsnaya in dhismayaasha kaabiga isku haya ee ee Magaalada ku dhex yaal loogu gambado.

qodobadaan iyo kuwa kale waxaa la dhawaajiyay wasiirka Amniga ee Maamulkaas Axmed Fiqi asigo intaa ku daray in Magaalada Dhuuso Dhuuso Mareeb Qamriga iyo Shaaha si wada jir ah Maqaaxiyaha loogu iibiyo .

Halkaan ka dhegeyso Warka Axmed fiqi iyo dhuuso mareeb

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*