Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso Laba askeri oo dabax daba jeex iyo sadax aake wata oo isu dhiibay Alshabaab

Laba Askeri oo walaalo ah oo ka tirsnaaa Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa isu dhibay Xarakada Shabaabaul Mujaahidiin iyagoo wata afar qori oo mid yahay  Qoriga qaaliga ah ee daba jeexa.

Askartaan ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Jilib ee Xarunta Wilaayaada Jubbooyinka halkaasoo horay loogu soo bandhigay askar badan oo ka goostay Maamulka Jubbaland.

Askrtaan oo ay Wareysatay Idaacadda ku hadasha Afka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Al andalus ayaa faah faahiyay qaabkii ay ugu biireen Ciidamada Jubbaland ee la shaqeeya Maraykanka, Kenyaatiga iyo Itoobiyaanka.iyagoo sidoo kalena ka hadlay qaabkii ay ku soo baxsadeen.

waxay askarta kale ee Maamulka ugu baaqeen in ay isu soo dhiibaaan Xarakada Shababul Mujaahidiin  iyagoo ka sheekeeyay Diin la’aanta iyo dhibatooyinka kale ee haysta  Ciidamada ay ka soo tageen.

Halkaan ka dhegeyso Wareysiyada Askarta

XIGASHO IDAACADDA AL ANDALUS

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*