Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

DHEGEYSO XUKUN QISAAS AH OO KA DHACAY GOBALKA BAAY.

Maxkamadda Islaamiga ah ee Wilaayada Baay iyo Bakool ayaa Xukun qisaas ah ku riday Nin gacan ku dhiigle ah oo nin kale horay uguĀ  dilay deegaan ku yaal Duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.

Fagaare ku yaala Deegaanka Buullo Fullaay ee Gobalka Baay ayaa lagu toogtay Nuur Isxaaq Aadan iyadoo dad badanu ka soo qayb galeen oo soo xaadireen goobta xadka lagu fulinayay.

Wilaayaadka Islaamiga ah ayaa waxaa laguĀ  fuliyaa Xukuno ka mid ah Xaduuda Allaah waxaana arintaas aad uga xumaada ama ka carooda Shisheeyaha iyo dadka kale ee ay isku midka yihiin ama iyaga u daacadda ah.

Halkaan ka dhegeyso Codka Qaadiga

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*