Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Daawo Mu’assasada Al-kataa’ib Oo Baahisay Kalimad Sayidkii iyo Daraawiishtii ku saabsan oooo Amiirka Alshababa Jeedinayo.

Mu’asasada warbaahineed ee Al Kataa’ib ayaa  baahisay kalimad uu jeediyay Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Abuu Cubeyda Ahmed Cumar , taasoo ka hadleysa halgankii daraawiishta ee uu hogaaminayay Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Allaah ha u naxariisto’e.

Kalimada Sheekha ayaa Cinwaan looga dhigay (Allow Yaa Darwiishkii Farriin debecsan gaarsiiya), waxaana uu Sheekh Abuu Cubeyda kaga sheekeeynayaa Jihaadkii Sayidka oo 100 sano jirsaday, iyo iyo Juhdigii Daraawiishu ku bixisay ka hor tagiisa iyo Meelaha ay isaga egyihiin jihaadkaas  iyo kan iminka Alshabaab kula jirto Shisheeyaha Dalka kus oo duulay.

Halkan Ka Daawo Kalimada Amiirka Mujaahidiinta Bariga Afrika.

Halkan Kala Bax Kalimadda Amiirka Mujaahidiinta Bariga Afrika. (Facebook)

Halkan Ka Doono Linkiyo kala duwan oo kalimadda Amiirka ah.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*