Maxaa Cusub, Muxaadaraad

Dhageyso Muxaadaro Qayim Ah (Siyaasadda Islaamka Iyo Lidkeeda)

Bulsha weynta ku taxan bartan Amiirnuur.com, waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qayim ah oo uu jeedinayo Sheekh Nuur Mucallim C/raxmaan.

Muxaadaradan ayaa waxa uu ku lafa gurayaa siyaasadda islaamka iyo midda kasoo hor jeeda ee lidkeeda ah, waxaana ku jira cilmi iyo xusuus fara badan oo ay tahay inaan ka faa’iideysano insha’allah.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*