Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Al Shabaab oo shacabka Soomaaliyeed uga digtay Talaalka AstraZeneca [Bayaan].

Bayaan kasoo baxay Maktabka siyaasadda iyo wilaayaatka Xarakada Al Shabaab ayaa looga hadlay talaalka halista ah ee lagu magacaabo AstraZeneca kaasi oo dhowaan ay dalka soo geliyeen hay’ado reergalbeed ah

Al Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digtay in ay qaataan talaalka AstraZeneca.

Halkan ka akhriso bayaanka oo ku qoran Afsoomaali PDF

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*