Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso:- Wilaayada Banaadir oo Xukun Xaddu Sino ah fulisay iyo Waaliga Bnaadir oo Goob joog ahaa

Maxkamdda Ilsaamiga ah ee Wilaayada Banaadir ayaa Meel Fagaar ah ku fulisay Xukun Xaddu Sino ah iaydoo ay ak soo qayb galeen xubno ka tirsan Hogaanak Xarakada Shabaabul  Mujaahidiin iyo dad kale intaba.

inkastoo Banaadir ama Muqdisho ay haystaan Ciidamada Shisheeye iyo Dowladda Federaalka ah hadana waxaa magaalda Kaabiga  ku haya Maamulka Xarakada Shababul Mujaahidiin waxaan Xukunkaan uu fuliyay muujinayaa in uu howlihiisa caadi u wato.

Wiil iyo Gabarku ku dhacay Sino ayaa Xukunka lagu fuliyay kadib Baaritaan iyo Maxmakddu sameysay iyo qirasho iyadoo baaritaanku uu yimid Markii qof ka mid ah Waalidiinta Gabadhu uu u soo dacwooday.

Dadkii Goobta ka hadlay waxaa ka mid ahaa Waaliga Wilaayada Banaadir Sheeekh Muuse Cabdi Carraale iyo

Sheekh Cali Katiin oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka waxayna labaduba ku dheeraadeen Muhiimada ay aakhiro iyo Aduunba leedahay Fulinta Xadka.

Halkaan ka dhegeyso codka Sheekh  Cali Katiin

Halkaan ka dhegeyso Codka Qaadiga Maxkamada Wilaayada  Banaadir

Halkaan ka dhegeyso Codka Waaliga Banaadir Sh Muuse Cabdi Caraale

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*