Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

DHEGEYSO:-Saaxiriin lagu dilay Gobalka Baay

laba nin oo Saaxiriin ahaa ayaa dhawaan lagu dilay Fagaare ku yaalla Buulo fallaay oo Gobalka Baay ka tirsan halkaasoo ka mid ah Deegaanda ay ka taliso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Nimanaan oo odayaal ah ayaa laga soo qabtay Deegano Gobalka Baay ka tirsan iyagoo ku ku shaqeysanaya sixirka sida uu sheegay midka mid ah qudaada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Baay iyo Bakool oo ka hadlayay goobta toogashadoodu ka dhacday.

midka mid ah labadaan Nin ayuu sheegay in arimahaan horay loogu soo eedeeyay uuna qirtay in uu samey jiray kana towka keenay.

waxa uu sheegay in uu mar labaad dib ugu noqday saaxirnimada oo ah arin Diinta Islaamka looga baxayo.

dad fara badan ayaa soo buuxiyay goobta xukunku ka dhacay iyagoo daawanayay  oo  fulinta xadkaaan ka midka ah Xaduuda Allaah.

Halkaan ka dhegeyso Codka midka mid ah Qudaada W I Baay iyo Bakool

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*