Wararka Gudaha

Sawirro: Odayaasha Dhaqanka Gobollada Jubbooyinka Oo loo Qabtay Tartan Shiishka Laxariira.

Tartankan oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa dhax maray odayaasha dhaqanka ee beelaha daga Jubbooyinka, waxaana fagaaraha tartanka ee MacallinAadan Ceyroow ee magaalada Jilib soo xaadiray dadwayne aad u badan oo daawanayay sida uu u socdo tartanku.

Waxgaradka beelaha ayaa ku baratamayay shiishka oo ay horay usoo bateen, oday walba oo kamid ah odayaasha dhaqanka ayaa watay qori AK47 ah isagoo shiishayay halka loo asteeyay in ay xabadda la helaan.

Gobollada ay maamusho xarakada Al Shabaab dadka shacabka ah ayaa loo carbiyaa sidii ay ubaran lahaayeen funuunta dagaalka maadaama dalka Soomaaliya uu kujiro gumeysi ayna waajib ku tahay qof walba in uu diinkiisa,dadkiisa iyo dalkiisa ka  difaacdo ciidamada shisheeye ee soo duulayaasha ah.

 Hoos Ka Daawo Sawirro lagasoo qaaday goobta Tartanku ka dhacayay ee magaalada Jilib







Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*