Wararka Gudaha

Ganacsatada Muqdisho oo Dacwad Ka Dhan Ah Wasiirka Maaliyadda U Gudbiyay Guddoonka Labada Aqal.

Gudiga ganacsatada gobolka Banaadir ayaa gudoonka labada aqal ee Baarlamaanka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wasaaradda maaliyadda iyagoo ku eedenaya in la saaray wax aanan xaq loogu lahayn.

Gudiga ayaa waxay ka codsadeen inuu soo fara galiyo is mari waaga ka dhaxeeya iyaga iyo wasiirka maaliyadda. Baarlamaanka ayaa horey u ansixiyay miisaaniyadda 2018 oo inteeda badan ku dhisan canshuur, waxaana la yaab leh in ganacsatadu ay cadaalad u doonteen una cawdeen gudoonka baarlamaankii dhibkooda ansixiyay.

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*