Maxaa Cusub, Muxaadaraad

Dhageyso Muxaadaro Kooban oo Muhim Ah Iyo Sheekh Dulyadeyn (Raximahullaah)

Aqristayaal/dhageystayaal, waxaad inooga barateen inaan jimco walba idiin soo gudbinno muxaadaro, waxaana todobaadkan idiin heynaa muxaadaro ka hadleysa Ballan qaadka uu Alle u yaboohay iney mu’miniintu guuleysanayaan, waxaana muxaadaran jeedinaya Sheekh Muxamad Dulyadeyn raximahullaah.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*