Wararka Gudaha

Askari Muqdisho Lagu Dilay Kadibna Qorigii Laga Qaatay.

Askari ka tirsan DF ayaa maanta lagu dilay degmada Wada jir ee magaalada Muqdisho iyadoona laga qaatay qoigii uu watay sida ay ku warameen dad goob joog ahaa.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay xaafadda Nasteexo kadib markii rag hubeysan ay dhowr xabadood ku dhufteen askariga, waxaana ay si degdeg ah uga qaateen qorigii uu watay.

Muddo kadib dhacdada ayaa waxaa goobta soo gaaray ciidamo careysan kuwaasoo ugu dambeyntii qaaday meydka askariga. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa usbuucyadii lasoo dhaafay aad ugu badanayay ugaarsiga ka dhanka ah DF.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*