Maxaa Cusub

Dhageyso Falanqeyn Ku Saabsan Bixitaanka Amisom Iyo Kadib.

Diirada jimcaha oo ay ka qeybqaateen Aqoonyahan Maxamed Sheekh, Axmed Ibraahim iyo Nabad doon Maxamed Guuleed ayaa looga hadlay waxa ka dhalan kara ka bixitaanka Amisom ee Soomaaliya oo bilaabanaya dabayaaqada bisha soo socota. Diirada ayaa sidoo kale lagu soo qaatay aaraahda dhagaystayaasha ee ku aadan Mowduuca.

Halkan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha 10 11 2017.

Isha maqalka radioalfurqaan.com

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*