Wararka Gudaha

Suufiyada oo La Isticmaalayo Markii Ictisaam Lagu Dan Gaaray. (Dhageyso Xog Muhim Ah)

Mareykanka ayaa qaatay siyaasad aan cusbeyn oo ah in uu dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, uu ka qeyb galiyo Suufiyada oo uu waayihii dambe lumay dowrkoodii, wixii ka dambeeyay markii ay ku ilka beeleen dagaaladii Dhuusomareeb iyo Guriceel.

Wasaaradda arimaha dibadda ee dalkaasi iyo hey’adahooda u qaabilsan diraasaadka ayaa muhim u arkay in la isticmaalo Suufiyada, taasoo ka dhigan in daaqadda laga saari doono ururka Ictisaam, markii ayaan lagu soo dan gaaray.

Haddaba xog faahfaahsan oo ku saabsan arrintan ayaa waxaa baahisay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, oo aan kasoo xiganayno, waxaadna ka dhageysan kartaa qeybta hoose.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*