Wararka Gudaha

Bisha Shacbaan Muxuu Sameyn Jiray Nabigeena صلي الله عليه وسلم (Dhageyso)

Bisha Shacbaan, caawa waa labo, waxaana rajeeneynaa in uu Allaah ina gaarsiiyo bisha Ramadaan, islamarkaana inaga dhigo kuwii ka faa’iideystay insha’allah.

Nabigeena Muxamad صلي الله عليه وسلم bishan oo kale wuxuu sameyn jiray acmaal badan oo uu Soonku, kamid yahay isagoo sidoo kale u diyaar garoobi jiray bisha barakeysan ee Ramadaan.

Haddaba Sheekh Cali Cabdullaahi (Sh/Cali Katiin) ayaa ka waramay tallaabooyinkii uu qaadi jiray Nabiga صلي الله عليه وسلم isagoo la dardaarmay dadka muslimiinta ah.

Xuquuqda kalimadda Sheekha waxaa leh Radioalfurqaan.com

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*