Wararka Gudaha

Dhagayso:Sideen usoo dhoweynaa Bisha Barakeysan Ramadaan Waxaa Jeedinaya Sheekh Mustafa

Akhristayaal waxka yar 5 maalmood ayaa naga xigtay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.

Hadaba maxaa nagala gudboo in aan kusoo dhaweyno bisha Ramadaan ee fadliga dheeriga ah leh waxaan idiinsoo gudbinaynaa darsi qiima badan oo soo dhaweynta Ramaddaan ku saabsan waxaana soo jeedinaya Sheekh Mustafa Alsalafi.

Halkan ka dhageyso Muxaadarada MP3

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*