Wararka Gudaha

Video+Sawirro: Alkata’ib Oo Filim Cusub Kasoo Saartay Howlgallada Mujaahidiinta Ee Buuraha Goolis.

Mu’asasada Ak-kataa’ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa baahisay filim cusub oo aad u xiisa badan. Filimkan oo ah qeybtii Shanaad ee Silsiladaمن ثغور العز ayaa lagusoo bandhigayaa  howlgallada ay xoogaga Mujaahidiinta Liwaa’a Al-qudus ee Buuraha Goolis ka wadaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka isku magacaabay ‘Puntland’.

Isdaarkan  oo la daawan karo muddo ka badan 40 daqiiqo ayaa kusoo baxay Labo Luqadood oo kala ah Af-somali iyo Luqadda Carabiga.

Filimkan ayaa lagusoo bandhigayaa dagaalkii Weynaa ee lagu xasuuqay Maleeshiyaatka maamulka dabadhilifka Puntland kaasi oo ka dhacay deegaanka Af-urur ee duleedka magaalada Boosaaso.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*