Wararka Gudaha

Taliyihii hore ee Ciidamada Bankrafta Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Goordhow magaalada Muqdisho waxaa lagu dilay taliyihii hore ee ciidamada Bankarafta ee hoostaga Maraykanka ninka lagu magacaabo Cali Raage.

Rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Cali Raage ku dilay degmada Wadajir ee magalada Muqdisho.

Ninkan ayaa hadda ahaa Madaxa tababarka ee ciidamada Bankarafta, waxaana dilkiisa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*