Wararka Gudaha

Daawo Al-Kataa’ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buulo-gaduud Ee J/hoose.

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay VEDIO ay ka diyaarisay dagaalkii buulogaduud ka dhacay laba bilood ka hor,

Filimkan oo loogu magac daray  واغلظ عليهم ayaa muuqaal guud ka bixinaya dagaalkii malxamadda ahaa ee Buula Guduud waxaana dagaalkaas lagu dilay ku dhawaad 30 Askari iyadoona ciidamada Al Shabaab ay qabsadeen gaadiid dagaal iyo saanado hub ah.

 Muuqaalkan ayaa lagu soo bandhigayaa halyaygii fuliyay weerarka naf-hurnimo oo lagu magacaabi jiray Cabdi Caziiz Cabdullaahi kanasoo jeeda Beesha Eelaay kaasi oo isagoo kaxaynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay gudaha ugalay saldhigga ciidanka maamulka Jubbaland ee Buula Guduud.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*