Sawirradan waxay muujinayaan in Xarakada Al-Shabaab ay hub badna iyo gaadiid kala wareegtay ciidamada maamulka Jubba kadib weerarkii Buulo-gadiid ee dhacay bishii Dul-xijah ee sannakii tegay.
Waxay qeyb ka yihiin filimkii ay mu’asasada Al-kataa’ib ka diyaarisay duullaankii Buulo-gaduud.