Wararka Dibadda, Wararka Gudaha

Eratariya oo Ku Dhawaaqday Iney La Heshiineyso Itoobiya Maadaama Ay Meesha Ka Baxday Cabsidii Badeed Ee Ay Ka Qabtay.

Madaxweynaha dalka Eratariya Isaias Afewerki, ayaa goor sii horeysay ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay wada hadal uu la galo Itoobiya.

Tallaabadan ayaa waxa Eratariya ku kallifay kadib markii ay aragtay laba qodob oo meesha ka saaray shakigii ay ka qabtay Itoobiya. Waa midka kowaade, Itoobiya ayaa ka tanasushay dhul ay ka haysatay Eratariya. Sidoo kale Itoobiya ayaa bad iyo Dekedo ka heshay Soomaaliya, tanina waxay meesha ka saartay tuhunkii Eratariya ay ka qabtay in Dekedeeda la dhoco.

Haddaba Eratariya oo dowladda ka talisaahi aaney muslim ahayn ayaa Dekedeeda ku aamini weysay Itoobiya, Soomaaliyana oo boqolkiiba boqol muslim ah inta ka baxday mooyaane waxaa laga siiyay afar dekedood.

الآية: ﴿ وَلَنْ تَرْضَى عَنْكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَى حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَى وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُمْ بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِنْ وَلِيٍّ وَلَا نَصِيرٍ

♦ السورة ورقم الآية: سورة البقرة (120).

Allaah wuxuu Qur’aanka kariimka ah inoogu sheegay ineysan gaalo raali naga noqoneyn illaa aan diintooda ka raacno, Farmaajana wuxuu leeyahay raali intey naga noqdeen bey horumar dhaqaale na gaarsiinayaan afar Dekedoodna waan siinay”

Xigasho:Al-Jazeera

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*