Wararka Gudaha

Aqriso magacyada 5 Jawaasiis Ah oo Lagu Toogtay Jilib. (Dhageyso)

Fagaare weyn oo ku yaalla degmada Jilib ee wilaayada Jubooyinka ayaa galabta lagu toogtay 5 rag ah oo u shaqeynayay sirdoonada dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo dowladda federalka ah.

Maxkamadda Islaamiga ah ayaa dad weynihii fagaaraha soo xaadiray u faahfaahisay raggan, waxay yihiin iyo xukunkooda, ugu dambeyntiina sii jeed ayaa loo toogtay.

Dadka ayaa aad ugu farxay xukunkan iyagoo ku dhawaaqayay takbiirta (Allaahu akbar)

Haddaba magacyada raggan lagu eedeeyay jawaasiisnimada ayaa waxay kala ahaayeen sida soo socota:-

1-Cabdi casiis Cabdi salaam Sh/Xassan 22 sano jir u shaqeynayay sirdoonka Mareykanka

2-Maxamad Cabdullaahi Cawil 35 jir u shaqeynayay Mareykanka qeybga Bankaraf

3-Jeylaani Cabdullaahi Nuur 36 sano jir u shaqeynayya Nabad sugidda DF iyo Mareykanka.

4-Cawaale Axmad Maxamad 32 sano jir u shaqeynayay sirdoonka Ingiriiska MI6

5-C/qaadir Isaaq Amiin 23 sano jira u shaqeynayay Nabad sugidda DF-ka.

Dhamaan raggan ayaa waxay ku lug lahaayeen kiisas dhacay iyo dhibaatooyin shisheeyuhu geystay.

 

 

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*