Wararka Gudaha

Video+Sawirro: Alkata’ib Oo Filim Kasoo Saartay Weerarkii Ciidamada AMISOM Lagula laayay ee Ka Dhacay Duleedka Balcad.

Mu’asasada Alkata’ib ayaa faafisay Filim xiisa badan oo lagusoo bandhigayo dagaalkii taariikhda galay ciidamada shisheeyaha Burundi ku qabsaday duleedka degmada Balcad ee Sh/Dhexe.

Video-ga oo la daawan karo qadar hal saac ah ayaa banaanka soo dhigaya jabka iyo halaagga ciidamada AMISOM kasoo gaaray weerar dhabbagal ahaa oo bishii Maarso ee sanaddan 2018 ka dhacay duleedka Balcad iyo isla gudaha magaalada.

Toos ugu daawo facebook
Halkan ka degso Filimka MP4























Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*