Wararka Gudaha

Diiradda Jimcaha: DF oo Halis Galineysa Odayaal Dhaqameedyo (Dhageyso)

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay (Dowladda Federalka ah oo halis galineysa nolosha odayaal dhaqameedyo) kuwaasoo ay dooneyso iney ka qeyb qaataan dib u eegista dastuurka.

Barnaamijka ayaa waxaa lagu eegay dastuurka dowladda, dowrka odayaasha haatan la uruurinayo, halista ku hareereysan iyo arrimo kale oo muhim ah, waxaana ka qeyb galay Indheer garad Soomaaliyeed iyadoo dad weynuhuna ay aragtidooda kasoo dhiibteen.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 24-11-2017.

Xigasho: radioalfurqaan.com

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*