Kaydka Sawirada, Maxaa Cusub

Barwaaqada Baadiyaha Soomaaliya. Qeybta 2-aad (Sawiro)

Qaara mid ah xoola dhaqatada ayaa ka warbixiyay barwaaqada ay haystaan maadaama xiligaani uu yahay mid ah aaran ah. Geelley ay wareysatay Idaacadda Al-furqaan ayaa sheegaya in xooluhu aanay xiligaan dhib lahayn laakiin waqtiyada qoraaxeedka lagu dhibtoonayo.

Waxay  xoolaha daaqsanayaan deegaan ka tirsan gobalka Jubada Dhexe halkaasoo ay ku haystaan amni iyo kala dambeyn maadaama dhulka ay joogaan shareecada Islaamka lagu xukumo.

Halkaan ka dhegeyso wareysiyada geelleyda

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*