Wararka Gudaha

Dhageyso: Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay Oo Dardaaran Cajiib ah bixiyay.

Idaacadda islaamiga Andalus ayaa baahisay dardaaran mid kamida Raggii fuliyay weerarkii lagu dilay Ninkii Nabiga Aflagaadeeyay ee Gaalkacyo ka dhacay.

Wareysi xiisa leh oo uu bixiyay Cumar  Cabdi Ciise oo kasoo Jeeda Beesha Warsangeli ayuu uga sheekeeyay xummaanta Cabdi Wali Cilmi gaalkii Nabiga Aflagaadeeyay wuxuuna sheegay in mujaahidiintu ay go’aansadeen in adduunka ladhaafiyo qof walba oo afka ku taago Nabigeena Maqaamka sare leh Muxamed صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ.

 Cumar Wuxuu ku dhashay deegaanka Af-Urur ee duleedka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari wuxuuna farriin udiray beesha uu kasoo jeedo iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan difaaca diinka iyo dalka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*