Wararka Gudaha

Sawiro+Dhageyso Jamciyadda Quraanka Kariimka Ee Mujaahidiinta Oo Bandhig Samaysay.

Munaasabadii lagu soo bandhigayay Mucalimiintan waxaa kalimado qayim ah ka jeediyay Marti Sharaf kala duwan,iyadoona Mucalimiinta ay goobta kusoo bandhigeen Cilmigii ay faa,ideen.

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa habeenkii xalay baahisay Barnaamij gaar ah oo ay kusoo gudbisay Munaasabada iyo kalimadihii laga jeediyay.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Gaarka Ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Munaasabada.

Calamada.com

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*