Wararka Gudaha

Doorashada Puntland oo Socota Iyo Wareeggii Sadaxaad oo Billowday.

Doorashada madaxweyne ee maamulka Puntland ayaa heerkii ugu dambeeyay mareysa waxaana haatan isugu soo haray Aasad Cismaan Cabdullaahi iyo Siciid Cabdullaahi Dani. Wareeggii sadaxaad ee doorashada ayaa waxaa kusoo haray musharaxa lagu magacaabo Faarax Cabdullaahi Shire.

Gudiga Doorashada waxay sheegeen in labada musharax midkii guuleysta uu noqon doono hogaamiyaha Puntland. Sida la saadaalinayana waxaa soo bixi doona ninka lagu magacaabo Asad Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) oo shisheeye badan wataan.

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*