Wararka Gudaha

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Cudurada Kusoo Badanaya Soomaaliya.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhim ah. Jimcahan waxaa lagu Diiradda lagu saaray xanuunada kusoo badanaya Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed, wuxuu ku takhasusay daawada iyo kiimikada.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 11-01-2019

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*