Wararka Gudaha

Madaxda DF Iyo Mucaaradka oo Khudbado Ka Jeedinaya Caleema Saarka Dani. (Dhageyso)

Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa marti qaad u fidiyay madaxda DF iyo Hogaamiyaasha Mucaaradka si ay uga qeyb galeen caleema saarkiisa oo dhacaya 26-ka bishan oo ku beegan Sabtida soo socota.

DF ayaa waxaa ku matali doona xafladda Farmaajo ama Kheyrre, halka ay dhanka kale kasoo qeyb gali doonaan labadii madaxweyne ee ka horreysay Farmaajo oo kala ah Xassan Sheekh iyo Shariif.

Madaxda maamul goboleedyada oo aanan ka qeyb galin caleema saarkii Lafta Gareen ayaa iyaguna xaadiri doona Xafladda Garowe.

Haddaba, yey fursad u tahay xafladda caleema saarka? Hoos ka dhageyso.

Xuquuqda codka waa Radio-Alfurqaan

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*