Wararka Gudaha

6 Askari oo DF Looga Dilay Qarax Ka Dhacay Wardhiigley.

Faahfaahin dheeri ah ayaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho kaasoo lala beegsaday askar ka tirsan kuwa DF.

Qaraxan ayaa lala beegsaday gaari ay saarnaayeen ciidamada oo marayay Isgoyska Carwo Iidko kaasoo au ku dhinteen 6 askari, sida ay inoo xaqiijiyeen dad goog joogayaal ah.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxan waxaana uu kusoo aadayaa iyadoo magaalada Muqdisho ay si joogto ah uga dhacayaan weerarada ka dhanka ah DF iyo ciidamada shisheeye.

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*