Wararka Gudaha

Istish-haadigii Daah Furay Weerarkii Baar-Sanguuni Waxaa Adeer U Ahaa Hogaamiye. (Dhageyso)

Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay wareysi dardaaran ah oo laga duubay dagaalyahankii weerarka naf hurnimo ku qaaday saldhigga ciidamada Mareykanku tababaray ee deegaanka Baar Sanguuni duleedka magaalada Kismaayo.

Cabdi Naasir Xasan Salaad oo loo yaqaan (Badbaado) wuxuu kasoo jeedaa beesha Maxamuud Hiraab waxaana adeer u ahaa Sheekh Cabdullaahi Salaad oo kamid ahaa mas’uuliyiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ku shahiiday dagaalladii ciidamada Xabashida Itoobiya lagula galay magaalada Muqdisho.

Halkan ka degso ama Hoos ka dhageyso

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*